Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir [email protected] si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title Sort descending English Title Language
Aagga Dabaashada waa xiran yahay Swimming Area Closed (Cyanobacteria) Sign - Somali Somali (Soomali)
Ammaanka Carbon Monoxide iyo ammaanka dab dhaliyaha Carbon Monoxide and Generator Safety Tips - Somali Somali (Soomali)
Arjiga Dib U Cusbooneysiinta Xubinimada You First Renewal Application- Somali Somali (Soomali)
Astaamaha COVID-19 COVID-19 Symptoms - Somali Somali (Soomali)
Badbaadada biyaha daadadka ka dib - Muuqaal Water Safety After a Flood - Somali Somali (Soomali)
Badbaadada Goobaha Dabaasha ee Vermont Swimming Hole Safety in Vermont - Somali Somali (Soomali)
Badqabka haboon xiliga daadka iyo roobabka mahiigaanka - Muuqaal Staying Safe During a Flood and Very Heavy Rainfall - Somali Somali (Soomali)
Badqabka marka banaanka kulayl ka jiro Stay Safe When It's Hot Outside - Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka Baaritaanka Dhawaandhaladka Vermont Vermont Newborn Screening - Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka Booqashada Guriga ee Qoysaska Xoogan ee Vermont Strong Families Vermont Home Visiting Program - Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka WIC-ga Vermont & Hagaha adeegashada Vermont WIC Program and Shopping Guide - Somali Somali (Soomali)
Bayaanka Helitaanka Accessibility Statement - Somali Somali (Soomali)
Biyaha daadka ee gaadhay furuudka iyo khudaarta waxay kugu keeni karaan xanuun aad u daran haddii aad cunto Flood water on fruit and vegetables can make you sick. - Somali Somali (Soomali)
Biyaha Dalxiiska Kadib Daadka Recreational Water Safety After a Flood - Somali Somali (Soomali)
Busbuska monkeypox ee bini'aadamka, sidee buu u faafaa? Waa maxay calaamadaha lagu garto? - muuqaal Human Monkeypox, How is it spread? What are the symptoms? - Somali Somali (Soomali)
Caaryada Kadib Daadka Mold After a Flood - Somali Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarun Lagu Soo Saaro Cunto Application for License to Operate a Manufactured Food Establishment - Somali Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarun Lagu Soo Saaro Cunto Tafaariiqda ah Application for License to Operate a Retail Food Establishment - Somali Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarunta Hoy ah iyo Xarun Loogu Talagalay Ilmaha Application for License to Operate a Lodging Establishment or Children’s Camp - Somali Somali (Soomali)
Codsigaaga xubinnimada You First Membership Application - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Topics:
Last Updated: