Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir [email protected] si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title English Title Language Sort descending
Qorshasha Talaalka: Wejiga 2 Vaccination Plan: Phase 2 - Somali Somali (Soomali)
Ogow waxa lagu sameeyo wixii ku saabsan har-gabka Know What to Do About the Flu • Poster - Somali Somali (Soomali)
Haddii Korontadu Shaqayn Waydo If the Electricity Stops Working - Somali Somali (Soomali)
Dabeylaha Xoogga leh ee Xagaaga Winter Storm Facts - Somali Somali (Soomali)
Duufaanada Hurricane Facts - Somali Somali (Soomali)
Ka Raadinta Ledh Gurigaaga Finding Lead in Your Home - Somali Somali (Soomali)
Ka Hortaga Summowga Ledh Lead Poisoning Prevention - Somali Somali (Soomali)
Waxyaabaha uu ka kooban yahay bariista baroownka ah Brown Rice Recipes - Somali Somali (Soomali)
Wargalin Talo Bixin: Qorida Dawooyinka Kontoroolan Prescriptions for Controlled Substances • Advisory Notice - Somali Somali (Soomali)
Ka difaac naftaada waxyeelada kaneecada Protect Yourself From Mosquito Bites - Somali Somali (Soomali)
Quit Smoking and Tobacco Resources • Postcard Quit Smoking and Tobacco Resources • Postcard - Somali Somali (Soomali)
Fatahaadda Before & After the Flood - Somali Somali (Soomali)
Noqo qof caqli badan Be Tick Smart - Somali Somali (Soomali)
Warbixin ku saabsan daawo qorista xanuun baabi'yaha Opioid Opioid Prescription Informed Consent - Somali Somali (Soomali)
Badqabka marka banaanka kulayl ka jiro Stay Safe When It's Hot Outside - Somali Somali (Soomali)
Ammaanka Carbon Monoxide iyo ammaanka dab dhaliyaha Carbon Monoxide and Generator Safety Tips - Somali Somali (Soomali)
Barnaamijka WIC-ga Vermont & Hagaha adeegashada Vermont WIC Program and Shopping Guide - Somali Somali (Soomali)
Xaashida Xogta Bukaanka Opioid Opioid Patient Information - Somali Somali (Soomali)
Waxa aad samaynayso hadii shaybaadh lagaaga heley COVID-19 What do to if you test positive for COVID-19 - Somali Somali (Soomali)
Waxay tahay in Qoysaska Haysa Caruurtu Ay Ka Ogaadaan Talaalka COVID-19 What Families with Children Should Know About COVID-19 Vaccines - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Topics:
Last Updated: