Daawo muuqaal ku saabsan sida loo isticmaalo websaytka: Soomaali (Somali)

Jadwalka dhukumiintiyada la turjumay

Jadwalka hoose waxaa ku jira dhukumiinti ay ku jiraan macluumaad caafimaad oo muhiim ah oo ay Waaxda Caafimaadku u turjuntay luqadaada. Turjumaadan waxaa turjumay xirfadle turjumaan ah.

Sida loo isticmaalo jadwalka hoose

Ku qor sanduuqa raadinta ee ka sareeya miiska si aad ugu raadiso eray kasta oo lagu isticmaalo Ingitiisi ama cinwaanka faylka. Waxaa sidoo kale ku kala saari kartaa cinwaanka deegaanka la turjumay (Translated Title) ama Cinwaanka Ingiriisiga (English Title) adigoo riixaya mid kamid ah ciwaanadaas.

Isticmaalka Google Translate

Waxaa jira macluumaad kale badan oo caafimaad oo ku jira websaydka HealthVermont.gov oo aad u isticmaali karto Google Translate si aad u aragto tarjumaad ootomaatiga ah ee websaytka dhan ah iyo foomam khadka onlaynka ah ee badan. Si aad midaas u samayso, ka dooro “Select Language” dhinaca midig ee u sareeya boga.

Akhri wax badan oo ku saabsan Google Translate

Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo fahamka macluumaadka Waaxda Caafimaadka?

Waxaad xaq u leedahay adeegyada turjumaad ee lacag la'aanta ah. Iimayl u dir [email protected] si aad u hesho adeegyada luuqada oo lacag la'aan ah.

Akhri wax badan oo ku saabsan helitaanka macluumaadka la heli karo.

Translated Title English Title Sort descending Language
Bayaanka Helitaanka Accessibility Statement - Somali Somali (Soomali)
Jaheynta Hore ee Vermont ee Daryeelka Caafimaadka Advance Directive for Health Care - Somali Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarunta Hoy ah iyo Xarun Loogu Talagalay Ilmaha Application for License to Operate a Lodging Establishment or Children’s Camp - Somali Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarun Lagu Soo Saaro Cunto Application for License to Operate a Manufactured Food Establishment - Somali Somali (Soomali)
Codsiga Ruqsada Hawlgalka Xarun Lagu Soo Saaro Cunto Tafaariiqda ah Application for License to Operate a Retail Food Establishment - Somali Somali (Soomali)
Noqo qof caqli badan Be Tick Smart - Somali Somali (Soomali)
Fatahaadda Before & After the Flood - Somali Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Ogolaanshaha Shaacinta Diiwaanada Caafiimaad Ee Wakiilka Shashki Ahaaneed Board of Medical Practice, Authorization for Release of Medical Records by Personal Representative - Somali Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Oggolaanshaha Fasaxidda Diiwaanada Caafimaadka Ee Cidda Haysa Awoodda Matalaadda Board of Medical Practice, Authorization for Release of Medical Records by Power of Attorney - Somali Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Foomka Cabashada Board of Medical Practice, Complaint Form - Somali Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Ogolaanshaha Shaacinta Diiwaanada Caafiimaad Board of Medical Practice, Release of Medical Records - Somali Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Ogolaanshaha Shaacinta Diiwaanada Caafiimaad Ee Bukaan Dhintay Oo Uu Ogolaaday Qof Ka Qeybqaatay Daryeelka Caafimaad Go'aanada Marka Uu Bukaanku Noolaa Board of Medical Practice, Release of Medical Records by Executor - Somali Somali (Soomali)
Guddida Shaqada Caafimaadka – Ogolaanshaha Shaacinta Diiwaanada Caafiimaad Board of Medical Practice, Release of Medical Records for Child - Somali Somali (Soomali)
Hagitaanada Kulaylinta Biyaha ee loogu talo galay Goobaha Cunnada Boil Water Notice Guidance - Somali Somali (Soomali)
Waxyaabaha uu ka kooban yahay bariista baroownka ah Brown Rice Recipes - Somali Somali (Soomali)
Ammaanka Carbon Monoxide iyo ammaanka dab dhaliyaha Carbon Monoxide and Generator Safety Tips - Somali Somali (Soomali)
Digniinta Bakteeriyada Caution Cyanobacteria Alert Sign - Somali Somali (Soomali)
Tallaalada u Dambeeyey ee COVID-19 Qaado COVID-19 Factsheet - Somali Somali (Soomali)
Astaamaha COVID-19 COVID-19 Symptoms - Somali Somali (Soomali)
COVID-19: Ilaali Naftaada iyo Dadka Kale COVID-19: Protect Yourself and Others - Somali Somali (Soomali)

Wax badan oo ku saabsan Google Translate

Google Translate wuxuu isticmaalaa barnaamijyo kumbuyuutaro si kuugu turjumo luuqadaha. Ma uu turjumi karo dhammaan xogaha. Turjumaada waxaa laga yaabaa inaysan ahayn mid ka turjumaysa waxa ay ka micnaysan tahay ama sax ahayn.

Ma jiro turjumaad ootomatig ah (oo lagu sameeyo barnaamijyada kombuyuutar) oo sax ah oo looguma talagelin in badasho tarjumayaasha aadanaha. Isticmaalka Google Translate waxaa loo bixiyaa adeeg ahaan isticmaalayaasha websaytka waxaana lagu bixiyaa "sida ay tahay." Ma jiro wax damaanad qaad ah nooc kasta ha ahaadee, ha ahaato mid la cadeeyey ama aan cadayn, oo algu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama saxnaanta mid kamid ah tarjumadahan laga soo turjumay Ingiriisiga oo loo turjumay luuqad kale. Nuxurka qaarkiis ayaa laga yaabaa inaan si sax ah loo turjumin sababtoo ah xadidnaanta tarjumaada ee softiweerka.

Topics:
Last Updated: